Tracked shipping to South Africa with premium packaging for just R199 

Ship to
South Africa
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Select your country

Americas

Europe

Rest of the world

portada 40 ARBACIIN - Afartan Xadiis
Type
Physical Book
Publisher
Year
2026
Pages
114
Format
Paperback
Dimensions
21.00 x 14.80 x 0.60 cm
ISBN13
9789914339581

40 ARBACIIN - Afartan Xadiis

Cabdiraxmaan Sh-Maxamed Xaaji Yuusuf (Author) · Looh Press · Paperback

40 ARBACIIN - Afartan Xadiis - Cabdiraxmaan Sh-Maxamed Xaaji Yuusuf

New Book Imported to South Africa
Delivery: 04 Aug - 12 Aug Shipping: 5 to 6 business days.
R 279
R 279

Synopsis "40 ARBACIIN - Afartan Xadiis"

❝Qoraaga Buuggan waxa uu si qiimo leh u dul istaagay tarjumaadda kitaabka "Arbaciin al-Nawawiyah", kaas oo ah ururin barakaysan oo xambaarsan afartan xadiis oo jaami' ah, kuwaas oo ku wareegaya mabaadi'da waaweyn iyo qawaaniinta asaasiga ah ee ay diinta Islaamku ku taagan tahay.

Tarjumaaddan af-Soomaaliga ahi waxay ku soo beegantay xilli baahi weyn loo qabo in lagu tarjumo kutubta saldhigga u ah cilmiga shareecada, si ay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada iyo ardayda ugu helaan faham dhow oo sax ah, kuna

akhristaan luqaddooda hooyo"

- Shaykh Professor Dr Cali Maxamed Saalax

Customers reviews

Frequently Asked Questions about the Book

All books in our catalog are Original.
The binding of this edition is Paperback.

Questions and Answers about the Book

Do you have a question about the book? Login to be able to add your own question.

Opinions about Bookdelivery

More customer reviews