Tracked shipping to South Africa with premium packaging for just R199 

Ship to
South Africa
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Select your country

Americas

Europe

Rest of the world

portada Xantaysi (in Somalí)
Type
Physical Book
Language
Somalí
Pages
182
Format
Paperback
Dimensions
19.8x12.9x1.1 cm
Weight
0.18 kg.
ISBN13
9781838400828

Xantaysi (in Somalí)

Ibraahim Aadan Shire (Author) · Garanuug Limited · Paperback

Xantaysi (in Somalí) - Shire, Ibraahim Aadan

New Book Imported to South Africa
Delivery: 29 Sep - 07 Oct Shipping: 2 to 3 business days.
R 328
R 328

Synopsis "Xantaysi (in Somalí)"

Buugyarahani waxa uu tibaaxi doonaa taariikh nololeedkii, Alle ha u naxariistee, Ugaas Xirsi Ugaas Maxammed oo noolaa qarnigii labaatanaad. Masuulkaan oo ahaa reer Gedo ayaa taariikh mug weyn iyo saamayn xididdo aasatay ku yeeshay bulshada reer Waamo iyo gobollada deriska la ah. Wuxuu buugyarahani tilmaami doonaa noloshii kala duwanayd ee uu maray Ugaasku yaraantiisi ilaa dhimashadiisi. Shaqadiisi, waxtarkiisi, iyo caqabadihii uu la kulmay intuu taajku saarnaa ayuu wax ka mid ah iftiimin doonaa. Noloshii Ugaaska waxaa la socda, oo uu buuggu faaqidi doonaa, gobolka Gedo. Juquraafigiisa ayuu meelo ka iftiimin doonaa. Taariikhda gobolka ayuu si mug leh u dhex jibaaxi doonaa isaga oo findhicili doona dadkii kala duwanaa ee soo maray, qaar ka mid ah dagaalladii ka dhacay, iyo isbaddalladii uu maray gobolku ilaa si buuxda loogu aqoonsaday mid beel gaar ah caan ku tahay. Wuxuu isku dayi doonaa inuu ka jawaabo su'aalo muddo taagnaa siina jiri doona. Kuwaas oo ay mid yihiin: Gedo yaa asal u lahaa? Oromo iyo Soomaali kee ku soo horreeyay Waamo? Daaroodku goormuu yimid, gaar ahaan Marreexaan waqtigee Gedo soo galay? Iyo kuwo kale. Wuxuu suuragalin doonaa buuggu in dadkeennu uu helo xogo laga qoray dhulkooda waayo hore kuwaas oo ku qornaa afaf kale. Wuxuu akhristayaasha xiiseeya taariikhda dalkooda u bixin doonaa ilo ay ka heli karaan xogaha ay u baahan yihiin.

Customers reviews

Frequently Asked Questions about the Book

All books in our catalog are Original.
The book is written in Somalí .
The binding of this edition is Paperback.

Questions and Answers about the Book

Do you have a question about the book? Login to be able to add your own question.

Opinions about Bookdelivery

More customer reviews